Somali News

Ajaanib Al-Shabaab u Dagaalama oo Gacanta Lagu Dhigay.

Ciidamadda Amaanka Maamulka Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay saddex ruux oo Ajaanib ah oo Xarakadda Al-Shabaab ka tirsanaa.

Saddexda ruux ee lasoo bandhigay  ayaa la sheegay inay u dhasheen dalka Tanzania ayna yihiin dagaalyahanada Ajaanibta ah ee Shabaab.

Saraakiil ka Tirsan Ciidamadda Maamulka jubbaland oo la hadlay warbaahintaa ayaa sheegay in warbaaahinta dib kaga sheegi doonaan xogaha ku saabsan xubnaha shabaabka ee lasoo bandhigay.

Related posts

“Faransiiska arrin ugub ku ah ayuu ka sameynayaa dalka Itoobiya”

DEG DEG: Afar Musharax oo isugu soo hartay Wareegga labaad ee doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka

admin

Dhageyso Wareysi : Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug oo Kismaayo24 uga Waramay Wareegto Xafiiska Guulled kasoo baxday oo isaga xilka looga qaaday

Tifaftiraha K24