Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo Is Casilay

0

Waxaa Goordhaw is Casilay Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira Cabdullaahi Sheekh Xasan oo sidoo kale ahaa Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaa Warar madax Banaan ay sheegayan in Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu qarka u saaranyahay in uu bur buro oo xubnaha ku midoobay ay ku kala tagaan.

Afhayeenka oo ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in uu iska casilay xilka afhayeenkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.