Animation

TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Cali Aadan Maxamuud (Cali Carrabeey) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

no responses
Thursday October 20, 2016 - 5:44 under Somali News by admin
mqdefault

 

INNAA LILLAAH WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN!

Waxaa maanta oo Talaada ah oo ku beegan magaalada Muqdisho ku geeriyooday Eebbe naxariistii Janno ahayd haka waraabiyee Marxuum Cali Aadan Maxamuud (Cali Carrabeey) oo ka mid ahaa Odayaasha iyo Cuqayda ugu caansanaa ee si weyn looga yaqaaney magaalada Luuq Ganaane iyo guud ahaanba gobalka Gedo.

Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Cali Aadan Maxamuud (Cali Carrabeey) ayaa waxaa looga tacsiyaynayaa dhammaan eheladii qoyskii uu Marxuumku ka baxay, gaar ahaanna Hooyo Astaahil Daahir Diiriye iyo dhammaan qoyska reer Aadan Maxamuud.

Waxaa sidoo kale tacsi middaa la mid ah halkaan looga dirayaa Cabdirsaaq Cali Carrabeey (Jeesteeye) iyo xaaskiisa, Macalim Cabdiraxmaan Cali Aadan iyo xaaskiisa, Iglan Cali Aadan iyo dhammaan reer Cali Carrabeey, kuwaasoo eebbe looga baryayo inuu samir iyo iimmaan waafi ah ka siiyo, isagana Janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo. Aammiin, Aammiin.

Waxaana dadka tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin sida hoos ku xusan:-

1). Dr. Bashiir Nuur Bidaar

2). Cabdullaahi Maxamed Goonweyn

3). Cabdi Cismaan Nuur

4). Salaad Nuur Shareeco

5). Maxamed Cumar Cilmi (Dhegaweyne)

6). Maxamuud Xaashi Dhabba-Caddeeye

7). Maxamed Cabdullaahi Lugyar

8). Aways Xasan Cabdi

9). Dr. Shariif Sheekh Xaashi

10). Cabdishiid Faarax Afdheere

11). Xuseen Guuleed Aadan

12). Maxamed Xasan Cilmi (Sayid)

13). Shire Jaamac Ashkir

14). Cali Nuure Yaryare (Mahaayi)

15). Aadan Cali Jaamac-Lugoole

16). Maxamed Ibraahim Xoosh

17). Maxamed Sh. Maxamuud Janna-gale

18). Cabdinaasir Aadan Jaamac

19). Axmed Maxamed Dhagaxtuur

20). Jaamac Faarax Coongaab

21). Isxaaq Cabdullaahi Cilmi

22). Axmed Xasan Axmed (Fiille)

23). Cabdullaahi Maxamed Cali (Giigiile)

24). Cali Sh. Aadan Shire-Fareey

25). Cabdixaafid Ciise Cabdi (Gahayr)

26). Cabdiqaadir Gaaciye Kala-foge

27). Cabdikhadar Cumar Cilmi

28). Saciid Jiicow Shire Deer

29). Axmed Jaamac Warsame

30). Maxamed Cabdullaahi Nuurre

31). Cabdullaahi Cali Madoobe

32). Sade Cali Madoobe

33). Daahir Faarax Afdheere

34). Cabdi Warsame Xirsi (Huruuse)

35). Bashiir Maxamed Dhagaafe

36). Barre Cabdi Xirsi

37). Cabdi Cali Barre

38). Saahood Qodhob Cali Gurxan

39). Guhaad Cali Gurxan (Jucfe)

40). Cabdiqafaar Maxamed Sugalle

41). Xuseen Muuse Buraale

42). Cabdiqaadir Maxamed Shire (Jiis)

43). Cabdirsaaq Maxamed Shire (Saacid)