Animation

Abdiraxman Odowa oo aflagaado u gaystay Alaha u Naxariste Madaxweynihi hore ee Somalia Marxuun Maxamed Siyad Barre

no responses
Friday October 21, 2016 - 7:15 under Somali News by admin
mqdefault

Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia Abdiraxman Odowa oo manta ka hadlayay TV ga qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa aflagaado aan lo meel dayin u gaystay Madaxweynihii hore ee Somalia Marxuun Maxamed Siyaad Barre.

Wasiirka oo ah nin dadiisa iyo qibradiisuba yartahay waxbadana aan ka soo arag Xukuumadii Wadanka Somalia mudada 21 ka sano ka soo talinaysay ayaa sheegay in dhibaatada wadanka Somaliya ka tagaan ay masul ka tahay Dowladii u hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre.

Hadalaadii wasiir Odowaa iyo meelka dhaca uu u gaystay Xukuumadii Somalia iyo waliba Alaha u naxariiste Marxuun Maxamed Siyad Barre qaybta hoose ka daawo .

FG: Qaybta hore ee Barnaamijka waxaa loga hadlay Dhismaha Maamulka Hirshabelle qaybaha dhexe ayaa si toos ah logu weeraray Xukuumadii Kacaanka iyo Marxuun Maxamed Siyaad Barre.