Animation

War Hada ah: Madaxweyne Guulled oo Ugu Dambeyn soo gaaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Galkacyo oo Shirka uu ka furmi doono

one response
Saturday November 12, 2016 - 12:06 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Goordhaw waxa ay soo gaareen garoonka C/llahi Yuusf ee Wuqooyga Magaalada Galkacyo Halkaasi oo laguw ado in Shirka uu ka furmo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweyne C/Kariim Guulled waxaa la socday Odayaal dhaqmeed iyo waxgarad Galmudug ka soo jeeda waxaana sida la sheegay Wafdiga madaxweynaha ay soo raaceeb Raisul wasaare sharmaarke iyo Danjire Keating oo Waxyar ka hor gaaray Koonfurta Galkacyo oo Madaxweynaha uu ku sugnaay.

Shirka ayaaa la filaya in Daqiiqado kooban kadib uu Furmo Inkasto weli la Filaayo in Madax Dowlada Federaalka ka tirsan iyo Maamul Goboleedka Jubbaland ay shirkaan kasoo qeyb galaan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “War Hada ah: Madaxweyne Guulled oo Ugu Dambeyn soo gaaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Galkacyo oo Shirka uu ka furmi doono

Comments are closed.