Animation

Xildhibaan Nadiif Maxamed :- Heshiiska Ahlusunna lala galay wa middelen baadil ah ook aan waxba ku so kordhin doonin Galmudug.

no responses
Sunday August 30, 2015 - 7:54 under Somali News by admin
mqdefault

Gudomiye kuxigeenka kudlada badbaadinta Galmudug Xildhibaan Nadiif Maxamed Guuled ayaa waxaa uu manta ka hadlay heshiis la sheegay in u dhex maray galmudug iyo ahlsunna.

.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in  heshiiskaasi uu ahaa mid siyaasadeed oo aysan  dan ugu jirin shacabka galmudug.

.

Heshiis waxaa la yirahda midka colaad taagan so af jara lona ayo balse heshiiskaan waxba kama badalin marxaladi ay galmudug. Ku sugnayd.

.

Xildhibaan nadiif waxaa u ku baqay in lala heshiiyo ahlusunnada rasmiga ah ee ku sugan dhusamareeb so Xalimo waaraan log gaaro.

 

Dhanka kale Gudomiyë kuxigeenka Kudlada badbaadinta galmudug waxa uu shaaciyay in intact badan xildhibaanada Barlamanka Galmudug ay diidan yihiin golaha wasiirada cusub ee Galmudug waxana uur intaasï raaciyay in Aysan ansixin doonin ila dib u egis lagu sameeyo.

.

Kudlada badbaadada galmudug ayaa waxaay ka kooban tahay in ka badan 33 xildhibaan waxayna galmudug ku leeyihiin mishandeling culus.

.