Somali News Top News

5 Daqiiqo ka hor ayuu ka bad baaday Qaraxii Koowaad Balse Qaraxii Labaad ayuu ku geeriyooday.

Dhacdooyinkii uurku taalada reebtay ee qaraxyadii Maanta Muqdisho ka dhacay waxaa kamid ah geerida Walaalken Feysal Salaad Samoow oo ka bad baaday qaraxii koowaad ee ka dhacay tiyaatartka qaranka, Bartiisa Facebooka ayuu soo dhigay in 5 daqiiqo ka hor uu ka bad baaday qaraxii koowaad balse Qaraxii labaad ee ka dhacay taalada daljirka daahsoon ayuu ku geeriyooday oo mowtkii uu ku haleelay subxanallah.

Related posts

Dhagayso:- Hormarka Puntland Wadooyin Laami ah oo Gaalkcyo laga Hirgaliyeey

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Safarka Raisul wasaare Cumar Muxuu Salka ku haaya Madaxweyne Gaas ayaa ka jawaaba

admin

Akhriso:- Dacwad ka dhan ah xildhibaan madaxweyne Deni su’aal weydiiyay oo loo gudbiyay gudoomiyaha baarlamaanka Puntland

admin