Dad loo soo qabqabtey qaraxyadii xalay lala eegtey Radio Galkacyo
K24 News Agency

Dad loo soo qabqabtey qaraxyadii xalay lala eegtey Radio Galkacyo

1st January 2015 9:54 am in Somali News.  by .
Dad loo soo qabqabtey qaraxyadii xalay lala eegtey Radio Galkacyo

kor pagead2.googlesyndication.com

Ciidamada Amaanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland  ayaa Magaalada Gaalkacyo ku soo qabtay 4 Ruux oo lala xariirinayo Weerar Xalay Koox Hubeysan ay ku qaadeen Xarunta Radio Gaalkacyo  ee Gobolka Mudug.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Afar ruux oo Tuhmaneyaal ah loo soo qabtay Weerarka islamarkaana Su’aalo la weydiinayo.

Weerarka ayaa waxaa ku dhaawacmay  Labo Wariye oo ka tirsan Radio Gaalkacyo ee Maamulka Puntland.

Sidoo kale Ururka Suxuufiyiinta Soomaaliyeed ayaa Cambaareeyay Weerarka Xalay lagu Beegsaday Idaacada Radio Gaalkacyo,iyagoona ku tilmaamay Falkaasi mid Cadawtinimo ah.



K24 AWARDS

Dareenka Shacabka COLAADA GURI CEEL <>Realtime website tracking > og yer cabaleeyi1 thumbnail pun
goal



codka Puntland


liiso codka xamar horumar
sawirka caawa iftiin
10816182_10152802812131259_1499940507_n horumar Dhaliye

Muqaal SOMNEWS TV & K24

puntlandi-logo-2014

Heesta Halis Jaceyl | Abdi Dajiye | LIVE SHOW Rotterdam, Netherlands |

133

som

Dr, Maxamed Abdi Farax oo Xornimada ka hadlay

K24 Facebook