banadird post logo unnamed

EU-da oo Dowladda Soomaaliya digniin u soo direy

Dalalka ku Bahoobay Dalladda EU-da ee reer Yurub, ayaa qaylo-dhaan kasoo diray Dilalka ay Maxkamadaha dawladda Federalku sida joogtada ah u fufliyaan.

Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya, Michele Cervone d’Urso ayaa khudbad ka jeedinayay munaasabadda lagu xusayay maalinta Midowga Yurub iyo Caalamka ayaa sheegay inaanay aqbali karin in dalalka Afrika ka tirsan ay kasii socdaan dilalka deg-degta ah ee la marsiiyo dadka lagu helo dambiyada.

Michele d’Urso ayaa xusay in arrintaas ay tahay mid dalalka Afrika kusii yaraanaya, balse dalal ay ka mid tahay Somalia ay dhaqankaas dilal ciqaabeedka la soo dadajiyay, wuxuuna hoosta ka xariiqay inaysan aqbali karin arrintaas Midowga Yurub.

“Wax la aqbali karo ma ahan dilalka ciqaabta deg-degga ah ee Somalia ka jira, xilli dalalka Afrika intooda badan uu dhaqankan kasii dhamaanayo,” ayuu yidhi d’Uso oo intaas ku daray in dilkaas ay yihiin mid hoos u dhigaya in sharciga iyo kala dambeynta la hagaajiyo.

Sidoo kale, wakiilka ayaa ugu baaqay dowladda Somalia inay tallaabooyinka noocaas oo kale ah ee ay ku dhaqmaan maxkamadaha ciidamada dalka si dhaqso ah loo joojiyo.

Danjire d’Uso ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xushmeyso qaraarkii kasoo baxay Qaramada Midoobay sannadkii 2012-kii oo lagu hakinayay dilalka ku saabsan ciqaabka deg-degga ah, kaasoo ay Somalia saxiixay, balse aysan ku dhaqmin, Qaraarkaas oo tilmaamaya in dalalka ay joojiyeen dilalka.

Nagala Soo Xiriir

maamulkak24@gmail.com

Kismaayo24@yahoo.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Latest NEws

j10 SAWIRRO: Jaaliyadda beesha SADE ee Swedan oo martiqaaday Boqor Burhaan Boqor Muuse, MAXAASE KASOO BAXAY ?
- Dec 21, 2014
Xafladaan oo ahayd mid si wayn loo soo Isla markaana aay soo qaban qaabiyeen ...
logada wararka iyo barnaamijyada VOS DHAGEYSO:- Dood Kulul oo runta la isugu sheegay oo ku saabsan magacaabistii CCC Sharma’arke oo ay qabatay Idacada V.O.S
- Dec 21, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa malintii Arbacada taariikhduna ...
mqdefault Daawo:- Gudoomiye ku xigenka Gobalka Mudug Farxaan Cali Xaad oo ka hadlay Qaraxii lala Beegsaday
- Dec 21, 2014

images Dhagayso:- Faysal Cali Waraabe ” Heshiiskii Jabuuti ee DFS & Somaliland waa Talaabo Wanaagsan “
- Dec 21, 2014
Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng: Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay heshiiskii gelinkii danbe ...
index Dhagayso:- Taliyaha Hay’adda NISA Tuuryare oo Barlamanka somaliya Hortagay
- Dec 21, 2014
Kalfadhiga Shanaad fadhiisa 21aad ee maanta oo ay soo xaadireen 145 mudane, isla markaana ...
SHARIIF Dhagayso:- Maamulka Gobalka shabeelaha Hoose oo faah Faahin kabixiyeey Safarkii uu Baraawe ku gaaray Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed
- Dec 21, 2014
C/fataax Xaaji Cabdule oo ah xoghaya Maaliyada ee Gobalka shabelaha Hoose oo waraysi gaar ...