Somali News

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeeray gaadiidka gurmadka deg deg ah

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray gaadiidka ay dowlada hoose ku soo bandhigtay xarunta gobolka Banaadir gaadiidkaas oo isugu jiray gurmadka deg deg ah ee dabdamiska, gadiidka gargaarka caafimadka iyo gaadiidka booyadaha Xambaara oo loo diyaariyay sidii ay gurmad deg dega u bixin lahaayeen xiliyada ay musiibooyinka dhacaan.

Kormeerka guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kusoo aadaya xilli lasoo saaray digniin xoogan oo laxiriirta roobab lafilayo inay da’aan maalmahaan soo socda.

Related posts

DHAGEYSO: Maxaadan Ogeyn oo Xiligaan loo Baahnaay oo Dowlada Jabuuti ay usoo dirtay Maamulka Jubbaland??? Warbixin ayaan Idin kaga Wadnaa

Tifaftiraha K24

Daawo Sawirro: Kooxaha ka qeyb qaadanayay Samata-bixinta Dhul Gariirka ku dhuftay Talyaaniga oo la Kulmay Dhacdo Xanuun Badan oo Argagax ah. ( Tollow Maxay tahay )

Tifaftiraha K24

Dowladaha Somalya iyo dowlada Masar oo kawada hadlay.

admin