Somali News

Aas loo sameeyay somalidii naftooda kuweysay dadkii ka kacay daar kutaala

Magaalada Burnsville oo u dhow Minneapolis ayaa waxaa lagu aasay qaar ka mid ah dadkii Soomaalida ahaa ee ku dhintay dab saacadihii hore ee Arabacadii qabsaday daar i ku taalla xaafadda CEDAR RIVERSIDE ee magaalada Minneapolis.

Shan ruux oo ay labo soomaali tahay ayaa dabkaasi ku dhintay, waxaana la sheegay in labadaasi ruux ay ahaayeen haween lagu kala magacaabo Maryan Mohamud (69-jir), Nadifa Mohamud (67-jir).

Bulshada Soomaalida ayaa dhaqaale u ururisay eheladii dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay masiibadaas.

 

Related posts

Xasaasi: Wasiir Caan ah oo la Xaqiijiyay in uu ku geeriyooday Weerarkii Naasa-hablood

Tifaftiraha K24

Daawo: Mid kamid Ah Telefishinada Kenya oo baahiyay Muuqaalka Deegaano kamid ah Jubaland.

admin

SAWIRRO: Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda oo kunool Duleedka Muqdisho iyo Madax ka socota.

admin