Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. C/wali Jaamac Gorod ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Taliyaha

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. C/wali Jaamac Gorod ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Taliyaha Tababarada howl galka Midowga Yurub ee Soomaaliua Addis Pietro.

 

Kulankan ayaa ahaa mid is barasho, sidoo kale waxay ka wada hadleen sidii loo dar dar gelin lahaa Tababarada Midowga Yurub ay siiyaan Ciidamada xoogga dalka.

C/wali Jaamac Gorod ayaa uga mahad celiyay Midowga Yurub taageerada ay siiyaan Ciidamada xoogga dalka, iyagoo bixinaya tababaro heer sare ah, isla markaana ciidamada Soomaaliya siiya saanad milateri.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa ka codsaday taliyaha Tababarada Howl galka Midowga Yurub inay door weyn ka qaataan dagaalka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha oo lagu qaadi doono deegaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Related posts

Daawo: Soomaliland oo mudo 26-sano kadib joojisay dabaal dagga 18-may oo ay u dabaal dagi jireen in soomalia ay ka go’een

Tifaftiraha K24

War Hadda AH: Madaxweyn Guuleed-ka Galmudug Oo Cadaado Ka Dagay, Isagoona……..

Tifaftiraha K24

Daawo: Qaramada Midoobay oo Maanta Xarunta Amisom ee Xalane ku Canaanatay Masuuliyiinta Guddiga Doorashooyinka Maxaase loo sheegay????

Tifaftiraha K24